Maxkamada
Ifka Xalan oo lagu
soo xiray haweeney
gowracday cunug ay
dhashay
May.29.2004
(Mugdisho)
Ciidamada maxkamada
Ifka Xalan
ee magaalada
Muqdisho ayaa saaka
ku guuleystay in ay
soo qabtaan haweeney
magaceeda ku sheegtay
Sacdiyo Max’ed Max’uud
oo
sakiin ku gowracday
wiil ay dhashay, kadib
markii
sida ay sheegtay
ay u weysay wax ay
siiso.
Xarunta
Dr. Ismacil Jimcale
iyo Xarunta Miino
saarista oo si kala
gooni gooni ah uga
dalbaday kooxa ku
dagaalamaya Muqdisho
in shuruud la'aan
dagaalka ay joojiyaan.
May.29.2004
(Muqdisho)
waxaa socda baaqyo
kala duwan oo ay soo
saarayaan Bulshada
qeybeheeda kala
duwan
iyo hay'adaha oo loogu
baaqayo kooxaha ku
dagaalamaya Muqdisho
in ay si shuruud la'aan
ah dagaalka u joojiyaan.
Hargeysa:
Riyaal oo ka khudbadeeyey fagaaraha Kheyriyadda
May.18.2003 (Hargeysa)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda la magacbaxdey Somaliland,
Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta fagaaraha
kheyriyadda ee Hargeysa khudbad uu dhinacyo
badan kaga hadlayo uga jeediyay shicibka.
Maleeshiyada
Col. Shaatiguduud oo isku diyaarinaya in ay
ka hortagaan booqashada magaalada Baydhabo madaxweynaha
DKMG
May.18.2003 (Baydhabo)
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa
sheegaya in ay ciidamda taageersan Col. Shaatiguduud
isu diyaarinayaan sidii ay uga hortagi lahaayeen
booqashada madaxweynaha DKMG mudane Cabdiqaasim
Salaad oo la sheegay in uu dhawaan soo gaari
doono halkaasi.
Hoggaamiyeyaasha
kooxaha oo doonaya in 360ka xubnood ee haatan
ergada ah in ay ka mid noqdaan 450ka la doonayo
in uu ka koobnado golaha baarlamaanka ee laga
yaabo in lagu soo dhiso Mbagathi
May.18.2003
(Nayroobi)
Hoggaamiyeyaasha kooxaha ee shirka Eldoret ayaa
la sheegayaa in ay doonayaan in lagu saleeyo
baarlmaanka KMG 450 xubnood oo 360 ka mid ahi
noqdaan ergada haatan ka qeyb galaysa shirka
dib u heshiisiinta Soomaalida ee Mbagathi.
WEJIGII
UGU DAMBEEYEY EE SHIRKA SOOMAALIDA OO MAANTA
FURMAYA May.14.2003
(Nayroobi)
Waxaa maanta lagu wadaa inuu magaalada neyroobi
si rasmi ah uga furmo wejigii sedaxaad ee shirka
Soomaalida. Wasiirka arrimaha dibada ee Kenya
Mr. Klonzo Mosiyoka ayaa maanta si rasmi ah
u fiuraya shirkaasi oo maanta galay wejigii
ugu adkaa ee awood qeybsiga.
Barnamijka
Immamka Hiraab ee Mogadishu iyo Shirka Addis
Abeba May.14.2003
(Muqdisho)
Iimaam Max’uud Iimaam Cumar “Beesha Hiraab waxay
ka shaqeyneysaa horumarkii caasimada waxayna
qaaday qadkii cagaarnaa" Imaamka beelaha Hiraab
Iimaan Max’uud Iimaam Cumar, ayaa kuyimid socdaal
shaqo magaalada Muqadishu, kadib markii ay kooxaha
ku abtirsada beelaha USC, ay ku adkaatay, in
dhinac looga gudbo, arrimaha adag ee hortaagan
xallinta dhibaatada gobolka banaadir.
MALEESHIYOOYIN
GUDAHA U GALAY GURIGA MADAXWEYNE C/QAASIM SALAAD
HABEENKII XALAY May.13.2003
(Muqdisho)
Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxey sheegayaan
in habeenkii xalay ay maleeshiyooyin hubeysan
Xoog ku galeen guriga uu degan yahay madaxweynaha
Dowlada KMG-ka ah Dr. C/qaasim salaad Xasan.
Maleeshiyooyinkan ayaa la sheegay in ay gurigaasi
galeen ka dib markii ay ka caroodeen ruqso laga
siiyey shaqadii ay halkaasi kahayeen, wxeyna
ku andacoodeen baa la leeyahay in ay ka maqan
yihiin mushaarooyin badan.
Sacuudiga
oo 20 qof weeraro lagu dilay
May.13.2003 (Riyadh)
Sarkaal ka tirsan dowladda Sacuudiga ayaa sheegey
in 20 qof ay ku geeriyoodeen weeraro isbiimeyn
ah oo lala beegsaday goob ay deganyihiin dad
ajinabi ah oo ku taala magaalada Riyaad ee waddankaasi.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Amiir Nayef ayaa sheegay
in weeraradan lagu geestey baabuur lagu soo
raray waxyaabaha qarxa, ka dibna lagu dhuftey
guryo laga dhigtey bartilmaameed.
Consensus
emerging on federal charter, says talks mediator
May.13.2003
(IRIN)
FThe Kenyan mediator to the Somali peace talks
says a consensus is emerging on the controversial
issue of a federal charter. Ambassador Bethwel
Kiplagat said the conference would soon receive
a set of recommendations to pave the way for
setting up new transitional institutions in
Somalia.
Breakthrough
as leaders at Somali talks unite
May.12.2003
(Nairobi)
Factional leaders at the Somali Peace talks
in Nairobi have agreed to a proposal for a United
Nations peace keeping force to see the country
through its Transitional National Government
(TNG). The delegates who are facing the terminal
phase of the talks set to close this July also
resolved to form the TNG before June 15.